Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Cuqaasha waxgaradka iyo dhalinyarada beesha biya-maal magaaalada Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo ay maanta saxaafada ugu qabteen magaalada Hargeysa waxaa ay bayaan ka soo saaray xasuuqii shabeelaha hoose.
Waxaana Bayaankaa Warbaahinta U Akhriyay Cheif Caaqilka Guud ee beesha Biya Maal ee Magaalada Hargeysa Maxamad Maxamuud Ibraahin.
https://www.youtube.com/watch?v=-1zq7ye26Ow
