Daawo:- Dowladda Soomaaliya Oo Shacabka Ugu Baaqday In Ay Soomaan, Kaddibna Salaad Roob-doon ah u dareeraan

Muqdisho (QJ/SDN) – Masuuliyiinta wasaaradda diinta iyo aw-qaafta Soomaaliya ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalinka isniinta ee socoda loo dareero salad Roob-doon ah oo ALLAAH lagu weydiisanaayo raxmaadkiisa.

https://www.youtube.com/watch?v=U7iOmgdRL2c