|

Daawo Muqaal Shacabka Soomaaliland oo ay Abaartu ku qasabtey inay Cunaan Raashin nooc Cusub!!

Hargaysa 20. March 2017 (SDN/QJ):- Shacabka ku nool magaalooyinka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay inay Abaarta Jirta awgeed ay ku qasabtay dadka deegaanadaas inay bilaabeen cunitaanka raashin aan horey si aad ah looga cuni jirin deegaanadaas.

Leave a Reply