|

Daawo:- Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Xaal Siiyay Masuul Uu Xalay Eryay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan madaxda sare ee xisbiga UCID kuwaasi oo uu hoggaaminayo Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay shaqo ka joojin uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ku sameeyay xog-hayaha golaha dhexe ee xsibigaasi.

Comments are closed