|

DAAWO: Prof.Samater Oo Ka Cadhooday Ardayda Jaamacadda Camuud Kaddib Markii Ay Diideen In Uu U Heeso

Boorama,3,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samater ayaa si wayn uga cadhooday codsi uga yimid ardayda jaamacadda Camuud oo maalinkii shalay ahaa uu u jeedinaayay muxaadiro, taasi oo ardayda jaamacaddaasi ay ka codsadeen Aqoonyahanka in aanu u heesin oo uu joojiyo heesta.

Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya Prof.Samater oo aad u cadheysan isagoona ardayda jaamacadda Camuud ugu goodiyay in aanu dib ugu iman doonin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Prof.Samater

Comments are closed