|

Daawo:- ‘’Shirkadda TELESOM waa ku shubo anna aan ka shubtee’’ Suldaan Saleebaan [Habaar]

Hargeysa, 3,5,2016 (QJ/SDN) – Suldaan Saleebaan [Habaar] oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa shirkadda Telesom ku eedeeyay in ay shisheeye kalkaas tahay isla markaana ay daljii qalalaase galinayaan.

Comments are closed