|

DAAWO: Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Kahadlay Dadka Lagu Laayay Deegaanka Gaashaamo

Hargeysa,7,6,2016 (QJ/SDN) – Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadira ayaa ku baaqay in loo gurmado dadkii lagu laayay Deegaanka Gaashaamo isla markaana Tacsiyadeeyay Eheladii ay ka baxeen .

Suldaaku wuxu ugu danbeentii Baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay Deekaanka Dharkayn Geeyo Ee Gobolka Sool .

Comments are closed