Hargeysa, 16,4,2016 (QJ/SDN – Cali Maxamed Yuusuf [Cali Guray] guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID ayaa wareysi gaar ah siiyay Fogaan-araga Horn Cable, isagoona guddoomiyuhu ka jawaabay su’aallo badan oo laga waydiiyay khilaafka xisbiga UCID.
https://www.youtube.com/watch?v=k58C_vcH3D4
