|

Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Bilaabay Quudinta iyo Biyo Siinta Dadka Abaaruhu Ay Nolashooda Burburiyeen

Boorama (QJ/SDM) – Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay gargaarka degdega ah ee lala gaadhayay dadka abaaruhu ay naafeyen, waxaanu dadkaas gaadhsiiyay cunto bisil iyo biyo nadiif ah

Comments are closed