|

Daawo:- Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Oo Kulan la Yeelatay Warbaahinta Dalka

Hargeysa (QJ/SDN) – Gudida ictiraaf raadinta Somaliland ayaa kulankoodii koowaad la qaatay warbaahinta dalka waxaana kulankaas lagaga wada hadlay kaalinta warbaahintu ay ka ciyaari karto raadinta ictiraafka Somaliland oo haatan rubuc qarni aan helin ictiraaf caalami ah.

Comments are closed