|

Daawo:- Wefti Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Hargeysa Soo Gaadhay Kana Hadlay Ujeedka Socdaalkooda

Hargeysa (QJ/SDN) – Wefti ballaadhan oo ka kooban 17 xubnood ayaa maanta soo gaadhay caasimada Hargeysa iyagoo ka hadlay socdaalkooda, sheegayna in ay u socdaan u kuurgalka xaaladda abaareed ee Somaliland, sidoo kale waxa weftiga garoonka diyaarfadaha ee Cigaal kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire.

Comments are closed