|

DAAWO: Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga WADDANI Oo Ka Deyriyay Xaaladda Suxufi Ku Xidhan Hargeysa

Hargeysa,4,6,2016 (QJ/SDN) – Xogyaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa ka dayriyay xaaladda suxufiyiin ku xidhan magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in aan weli maxkamad lasoo taagin suxufiyiintaasi.

Comments are closed