Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Bulshada ku nool Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey Heshiiskii kama danbaysta ahaa ee ay kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Shirkada DPW.
Dadweynaha Magaalada Boorama oo Aragtiyo kala Duwan ka Bixiyay Heshiiska Maalgalinta Dekeda Maagaalada Berbera DAAWO
