|

Dadweynaha Reer Gabiley oo Taageeray Mooshinka Xilka Lagaga Qaadayo Maayirka Gabiley & Dardaaran ay u Jeediyeen DAAWO

Gabiley 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa si weyn u soo dhaweeyey xil ka qaadista ay qaar ka mid ah xildhibbaanada Golaha deegaanka degmadaasi ay shaaciyeen in ay Mooshin xil ka xayuubin ah ku sameynayaan Maayirka Magaalada Gabiley, waxaana ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in xil ka qaadis lagu sameeyo Maayirka iyaga oo soo bandhigay dhaliilo xooggan oo uu lee yahay Maayirku.

Comments are closed