|

Dagaal Beeleed Ka Qarxay Magaaladda Buuhoodle & Dhimashada oo maraysa 6 Ruux DAAWO

Buuhoodle 19. August 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Magaaladda Buuhoodle ka Socda Dagaal Beeleed u Dhexeeya Laba beelood oo Wada dega Magaaladaasi, Wararka  aanu ka helayno Magaaladda Buuhoodle ayaa Sheegaya in Dagaal beeleedkan ay maanta ku Geeriyoodeen ilaa 6 Ruux.

Comments are closed