|

Dagaalka magaalada Mossul ee dalka Ciraaq oo Waji cusub isku badalay iyo Kaartada la isku adeegsanayo!! DAAWO

Mossul 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dagaalka ka holcaya waqooyiga dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Mossul ayaa markaan waxaa moodaa in la isku adeegsanayo kaartooyinkii ugu dambeeyay waliba kuwo cajiib ah .

Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa waxa ay bilaabeen in ay is ticmaalaan Diyaarado Drones ah , kuwaas oo lagu rakibay Qaraxyo iyo Bambaanooyin .

Kaartadaan cusub ayaa loogu talagay in xaafado badan looga soo maleeshiyaadka ururka Daacish kuwaas oo is qarxin isku diyaariyay hadii loo soo dhawaado .

 

Ururka Daacish oo deegaano badan wali laga saari la´yahay ayaa horay u sameeystay Drones Kaamero ku rakiban tahay , kuwaas oo ku ogaan jiray ciidamada iyo Tiknikada ku soo wajahan marka ay dagaalamayaan .

Comments are closed