Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dalka, waxaana uu sheegay in dalku uu maraayo xaalad aad u adag isla mar ahaantaana aanay ka talinin ciddii loo doortay isaga oo carabka ku dhuftay in wakhtigan la joogo xiliigii la iska tuuri lahaa heeryada xisbiga KULMIYE.
https://www.youtube.com/watch?v=iPXSMIZ2Pv0&t=81s
