Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkani waa kii ugu horeeyey Barnaamij noociisa ah ee laga qabto Murashax u tartamaya Jagada Madaxweynenimo ee dalka Somaliland amma Dalalka Geeskaba.
Qaybaha Warbaahinta Somaliland khaasatan Telefishanada iyo Idaacadaha Caalamiga ah ee Somaliland ka hawl gala ayaa Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbiga Waddani ku weydiiyey Su’aalo door ah.
https://www.youtube.com/watch?v=-AzCgY1oDrU
