Berbera 14. April 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha magaaladda Berbera ayaa Isugu Soo Baxay Banaan bax ay ku soo Bandhigayeen Wax ka qabasho La’aanta Sicir bararka Xoogan ee dalka ka Taagan Iyagoo Albaabada u Laabay Meheradihii Ganacsi ee ay Lahaayeen.
https://www.youtube.com/watch?v=9k8c5e446pU
