Addis Abab 08.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Itoobiya ayaa Cadaysay inay Baahi badan u qabto Sidii loo Dhisi Lahaa Ciidan Qaran oo Somaliya ay Yeelato Isla markaana la wareega Hawlaha Amison ay ka hayaan Somalia.
https://www.youtube.com/watch?v=sLRyiQ34aVo
Dawlada Itoobiya oo Cadaysay inay ka Go’an tahay in Somalia loo dhiso Ciidan Qaran DAAWO
