Muqdisho 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Wuxuu Xadhiga ka jaray Dhisme Casri ah oo Dawlada Turkigu u Samaysay Xildhibaanada Cusub ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia (Guurtida).
https://www.youtube.com/watch?v=6EQKW4puaHI
Dawlada Turkiga oo Dhismihii Ugu Casrisanaa Muqdisho uga Samaysay Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia & Qaabka uu u Samaysan Yahay DAAWO
