|

Dawladda Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afweyn,Khasaaraha Ka Dhashay & Sababaha Xadhiga Weriye Cabdi Maalik Coldoon DAAWO

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Markii Kowaad Ka Hadashay Shaqaaqo Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn oo u Dhaxaysa Laba Beelood oo Walaalo ah.

Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo Xafiiskiisa Maanta Kula Hadlay Warbaahinta Waxa uu Sidoo Kale ka Hadlay Xadhiga Weriye Cabdi Maalik Muuse Col Doon oo Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargaysa Isagoo Sheegay in aanu u Aqoonsanayn Weriye balse uu ku Yaqaan arrimaha Samo falka Hasa Yeeshee Galay Olole Siyaasadeed oo uu Muqdisho ka dhex Sameeyay.

Comments are closed