Berbera 15. October 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil,Kuwa Degmadda Berbera iyo Mas’uuliyiin kale oo Weheliya ayaa Kormeer ku soo Maray Deegaanada Laalays, Biyooley iyo Deegaanka Tuulo dhibiijo ee Gobolka Saaxil iyagoo Kulamo xogwaraysi ah la yeeshay Bulshada ku dhaqan Jiidahaas.
https://www.youtube.com/watch?v=v7rRDsMFNcc&feature=youtu.be
