Burco 09. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Burco Lagu Soo Bandhigay Guri laga Sameeyay Caagadaha Biyuhu laga Cabo ee Sida Khashinka ah loo daadiyo.
Dhacdo Cajiib ah Guri Laga Sameeyay Caagadaha Biyuhu Ka Dhamaadeen & Maamulka Magaaladda Burco oo ka Hadlay DAAWO
