|

DHAGEYSO: Dadweynaha Degmada Maxamed Mooge Oo Fariin u diray Guddida Sahan Barwaaqo iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dadweynaha degmada Maxamed Mooge ayaa cabasho ka muujiyay qaabka ay u socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo wacyigelinteedaba, iyagoona guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ku eedeeyay habacsanaan dhankooda ka jirta.

Sidoo kale dadweynahani waxay baaq u direen guddida sahan barwaaqo oo ay sheegeen in ka xaafad ahaan ay doorkoodii tabayaan.

Dadweynahani ayaa waxa kale oo ay cabasho ka muujiyeen qalabka diiwaangelinta oo ay sheegeen in ay cilladoobayaan oo ay kolba xumaanayaan.

Haddaba halkan hoose ka dhagayso Barnaamij arrintaasi ku saabsan.

Comments are closed