Doha 02. July 2017 (SDN/QJ):- Qoraaga iyo suxufiga weyn ee Cabdi-Bari Cadwan ayaa waxa uu inoogu soo bandhigayaa afarta talaabo ee cusub ee ay Dalalka Sucuudiga, UAE iyo Baxrayn u diyaariyeen inay ka qaadaan Dalka Qatar ka dib marka la gaadho dhamaadka xiligii ay hore ugu qabteen inay Qatar ku fuliso dalabaadkii ay u gudbiyeen, xiligaas oo ku eg habeenimada Caawa oo ee 02 July 2017.
https://www.youtube.com/watch?v=3kX_Qvhrs_A
