Garowe 28. April 2017 (SDN/QJ):- Urur Diimeedka dhawaan lagaga dhawaaqay Deegaano badan oo Dhulka Somalidu degto ee Al saadicuuna bil Xaq ayaa Waxay dood xasaasi ah la yeesheen Maamul Goboleedka Punt land oo ka soo hor jeeda.
https://www.youtube.com/watch?v=3FYPJfuGLKU
