|

Dood Toos ah oo Kulmisay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen ee Sadexdda Xisbi Qaran ee Ucid,Kulmiye Iyo Waddani DAAWO

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa Mar Kale Dood Toos ah isaga hor Yimid Madaxweyne ku Xigeenada u tartamaya Doorashadda Madaxtooyadda ee Dalka ka dhici doonta 13-ka Bisha Novembar ee Sannadkan 2017.

Comments are closed