Berbera 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa sheegaya in la baadi goobayo doon kalluumaysi oo ay saarnaayeen 4 badmaax taas oo labadii cisho ee u danbeeyay la Waayay Meel ay Jaan iyo Cidhib dhigtay.
https://www.youtube.com/watch?v=6V3JaFcUrAs&feature=youtu.be
