|

Dowlada Somalia oo Cadeysay Waxa Ay Ka Aaminsan Tahay Koox Diimeedka Cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq AKHRI

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Owqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah.

Dowlada Soomaaliya ayaa uga digtay xubnaha kooxdaasi kamid ah in ay sameeyaan dhaq dhaqaaq sidoo kale ay soo saaraan Bayaan , waxa kale dowlada ay amartay in kooxdaasi aysan qabin karin wax isku imaatin ah.

Comments are closed