Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Gabadha Raysalwasaaraha ka ah dalka Norwey ayaa ku mashquushay oo iska ciyaartay ciyaarta game-ka ah ee loo yaqaano Pok’emon xilli ay ka qaybgashay fadhi degdeg ah oo uu yeeshay baarlamaanka wadankeeda lagagana hadlayey xaalad muhiim ahayd.
https://youtu.be/gfJz3735wxg
