Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa ku gadaaman biyoolayaasha caasimada Hargeysa, waxaanay xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay hoos u eegaaan duruufahooda islamarkaana ay ka warheyso.
https://www.youtube.com/watch?v=JrnhhrIA4xo
