Muqdisho 02. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caasimadda Somalia ee Muqdisho ka dhacay Banaan bax ay qaybo ka mid ah Shacabka magaaladaasi ku muujinayeen sida ay uga soo hor jeedaan Go’aankii ay dawlada madaxweyne farmaajo Itoobiya ugu gacan gelisay Cabdikariim Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ururka ONLF.
https://www.youtube.com/watch?v=d3ynTdeZtcs
https://www.youtube.com/watch?v=6gRPEgZIkIU
