|

Gaashaanbuurta Nato oo Ka Shakiday Dabridka Xulafada Ruushka, Dhoolatusna Bilowday DAAWO

Romania 15. June 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 4 kun oo askari oo ka tirsan ciidamada gaashaanbuurta Nato oo u kala dhashay dalal kala duwan ayaa sii wada dabridka millateri ee ay sameeynayaan saldhiga ciidamada ee Gitka ee dalka Romania.

Comments are closed