Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Cabdisamad Cumar Maal, ayaa si qotto dheer uga hadlay sharciyan ahmiyadda uu Heshiiska saldhiga ciidan ee dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu u leeyahay qadiyada Somaliland.
Garyaqaanka oo arrintaasi ka hadlaya waa kan.
https://www.youtube.com/watch?v=EMN1evY25t0
