|

‘’Goob Caafimaad Oo Kaliya Lagu Kala Wareejin Karaa Kelyaha Iyo Xubnaha Kale Ee Bini’aadamka’’ Dr Gaboose DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Dhakhaatiirta caafimaadka ee Hargeysa ayaa qeexay in goob caafimaad oo kaliya lagu kala wareejin karo kalyaha iyo xubnaha kale ee bini’aadamka.

Arrintan ayaa timid kaddib markii ay boliiska Hargeysa been abuur ku tilmaameen warar sheegayay in ay jiraan dad la isku dayay in kelyaha iyo beerka lagala baxo, taasi oo dadweynaha magaaladaasi iyo magaalooyinka kale ee Somaliland qaarkood ku abuuray baqdin.

Haddaba Dr Maxamed Cabdi Gabooose oo ah dhakhtar caan ah ayaa sharaxaad ka bixiyay marka la isku bedelaayo xubnaha jirka bani’aadamka sida kelyaha iyo beerka, waxa uu u warramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige

Comments are closed