|

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo Lagu Wareejiyey 37 Kun oo Dollar kana Hadlay Sida ay u Xafideen Qaadhaankii Lacageed ee Gacantooda Galay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Guddida Ka soo Kabashada Abaarihii dalka Soo Maray ayaa Qaadhaan Lacageed oo dhan 37 Kun oo Dollar ka Gudoomay Gobolka Gebilay iyo Hay’adaha FAO Iyo Care International.

Sheikh Maxamed Cali Geedi oo Xubin ka ah Guddidan ayaa sheegay in amaanada loo dhiibay ee lacageed ay si adag u xafideen isla markaana aanay xukuumadu haday madaxweyne iyo madaxda kale ee qaranku bixin Karin wax lacag ah.

Comments are closed