Burco 20. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida Nabadgalyada ee Gobolka Togdheer oo Shir Jaraa’id Ku qabtay Magaaladda Burco ayaa ka hadlay dhallinyaro falal nabadgalyo daro ka sameeyay Magaaladda Burco.
Guddida Nabadgalyadda ee Gobolka Togdheer oo Ka Hadlay Dhallinyaro Magaaladda Burco ka Sameeyay fal Nabadgalyo daro ah DAAWO
