Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shacabka Somaliland ku booriyey in ay qaataan kaadhka diiwaan-gelinta codbixinta Doorashada Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=fPlHrMPCAw0
