|

Gudomiyaha Gobolka Awdal Oo Sheegay 6 goobod Ee Daldalan ee Codbixiyeyaashu inay Gobolka Awdal Ka Tirsan yihiin DAAWO

Boorama 18. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ ayaa Sheegay inay Gobolka Mas’uulka uu ka yahay ee awdal ay raacsan yihiin 6 Goobood oo Dal dalan isla markaana aanay dadka ku dhaqani ka codayn doorashooyinka kadib Muran Mudo dheer soo taxnaa oo u dhexeeya bulshada degta oo ku doodaysa inay raacsan yihiin Gobolka Maroodi jeex.

Comments are closed