Gebilay 10. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Xamse Maxamed Cabdi ayaa Sheegay inuu Joojiyey Xafladaha Xisbiyada Qaranku ku qabsadaan Gobolka uu Mas’uulka ka Yahay.
Gudoomiyaha Gobolka Gebilay oo Amar ka soo Saaray Xafladaha ay Xisbiyada Qaranku Ku Qabsadaan Gobolkaas DAAWO
