Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex C.laahi Jibriil Gaaxnuug Buraale ayaa Cadeeyay in Caasimadda hargaysa uu ka Bilaabmay Suuq Madow oo Dollarka Lagu Kala Sarifo.
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Shaaciyey Inuu Hargaysa ka bilaabmay Suuq Madow & Doorkii Xukuumada oo Meesha Ka Baxay DAAWO
