Hargaysa 17. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horraysay ka dhawaajiyay in ka gole ahaan Gudoomiyaha sharciga ah u Aqoonsanyihiin Baashe Maxamed Faarax oo loo cumaadayday Gudoomiyaha Golahaasi, kadib markii uu meesha Banneeyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Aadan.
https://www.youtube.com/watch?v=4cRJbWaCKzw
