Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa garsooreyaasha dalka u furay kulan ku saabsan sidii ay uga feejignaan lahaayeen waxna uga qaban lahaayeen cabashooyinka ka iman kara doorashooyinka.
https://www.youtube.com/watch?v=UJWSPXrPrcw
