Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal ayaa Si adag uga Hadlay Xil ka qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal waxaanu eedayn u soo Jeediyey Gudida Komishanka Qaranka Waxaa Kale oo uu Soo Bandhigay Arimo Xasaasi ah oo Gobolkaasi ka Taagan.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G.Awdal oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Komishanka Awdal + Eedayn uu u Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka & Soo Bandhiga Xaalada Gobolkaasi DAAWO
