|

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Awdal Oo Ka Waramay Sababta Keentay In Shaqada Laga Joojiyo Gudoomiyah Gobolka Awdal ee isaga Xilka loogu Igmaday DAAWO

Boorama 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Habeen hore waxa uu Shaqo ka Joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ kadib markii uu ku eedeeyay arrimo ku saaban faro gelin Dhulka Boorama,iyo in aanu ka xaadirin Deegaanka uu Gudoomiyaha ka yahay.

Waxa uu Madaxweyne ku xigeenku ku amaray Gudoomiyaha uu Shaqada ka fadhiisiyey inuu Xilka si ku meel gaadh ah ugu wareejiyo Gudoomiye ku xigeenkiisi.

Comments are closed