Burco 11. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay inay ku raad joogaan dad uu sheegay in la soo abaabulay oo Kabo ku salaamay Gudoomiye Muuse Biixi Waxaa kale oo uu Xusay in Maadaama uu Yahay Gudoomiye soo maray gobolo badan isla markaana gobol kasta lagu soo rasaaseeyay.
https://www.youtube.com/watch?v=LkzgA7L7-dk
