Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa guud ahaan bulshada Somaliland ku hambalyeeye xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka May.
https://www.youtube.com/watch?v=QLnpiGqMNsQ
