Muqdisho 09. May 2017 (SDN/QJ):- Dr Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhawrihii Guud ee Qaranka Somalia oo Dhawaan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalku Xilkii Ka Qaadeen Isla Markaana uu ku ayiday Madaxweyne Farmaajo oo Lagu eedaynayo inuu Mas’uul ka ahaa Dilkii loo gaystay dabayaaqadii Todobaadkii tegay Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji ayaa Sheegay in Golaha Wasiiradu awood sharci u lahayn inay isaga xilka ka qaadaan.
https://www.youtube.com/watch?v=KJbs19mK42U
