Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Way adag tahay Sidaad ku Yaqiinsato Oday ay haatan da’diisu Kor u dhaaftay Nusqarni oo Hadana Hargaysa ku ah Derbi Jiif Weliba ku dhex jira Caruurta Derbi jiifka ah isla markaana ay Xaalado Caafimaad daro ku imanayaan kaas oo aan haysan cid daryeesha.
https://www.youtube.com/watch?v=pVqRIs_Y8GU
